Jubbaland oo gashay xaalad hubaal la’aan ah iyo Walaac dadka lasoo darsay

Maamul-Gobleedka Jubaland ee Soomaaliyeed, wuxuu galay xaalad hubaal la’aan ah, is riix-riix siyaasadeed iyo jawi loolan doorasho oo shalow ka tuuraya nabadii yareyd ee lagu haystay magaalada Kismaayo. Walaaca dadku ay qabaan, waa inay magaalada marti-geliso dagaalo sokeeye iyo deris colaadtama. Taasoo dadka degan ay marqaati ka ahaayeen foolxumadeed sanado badan oo la soo dhaafay. … Continue reading Jubbaland oo gashay xaalad hubaal la’aan ah iyo Walaac dadka lasoo darsay